Dhegeyso: Gudiga Joogta Aqallka sare oo Go,aano Kasoo Saaray Khilaafka u Dhexeeya Maamulka Galmudug

0
78

Guddiga joogtada ah ee xildhibaanada Aqalka Sare ayaa war kasoo saaray Khilaafka u dhexeeya Madaxda ugu sareysa maamulka Galmudug oo gaaray heerkii ugu sareeyay.

Waxa ay sheegeen in Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ay ku howlan yihiin sidii loo Afjari lahaa Khilaafka, islamarkaana Madaxda ugu Sareysa Galmudug laga rabo in ay ilaaliyaan Sharciga.

War kasoo baxay Golaha Aqalka Sare oo uu warbaahinta u aqriyay Xoghayaha Golaha Aqalka Sare waakan ee nala dhegeysta.

Gudiga-Joogtada-ah-ee-Golaha-Aqalka-Sare-oo-ka-Hadley-Qilafka