Wasaaradda maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaalle Bayle ayaa wax ay sheegtay in culeyso badan ay ka taagan tahay soo daabicista lacagta cusub ee Shilling Soomaaliga.
Wasiirka ayaa intaasi ku daray markii hore dowladda in lagu xiray shuruudo badan oo ku saabsan soo daabicista lacagtan cusub, taasi oo keentay in dowladda xilligan ay caqabad wajahdo.