Axmed Cusmaan Duuble o ka mid ah aqoonyahana koonfur galbeed horena uga soo mid noqday golaha wasiirada maamullkii 6da gobol oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in aysan International Community eheyn cida u diidan inuu Mukhtaar Roobow isa sharaxo balse ay tahay beel ka tirsan beelaha somaliya oo adeegsaneysa magaca dowlada.