Dhegeyso Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo Sheegay Inaan Lagu Wargelin Safarka Madaxwenaha uu Ku Tegay Magalada Marka

0
95

Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ibraahim Xasan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in aan lagu soo wargelin asaga iyo maamulka koonfur galbeed in madaxweynaha uu tagayo magaalada Marka.

Wuxuu sheegay Maxamed Ibraahim ilaa hadda in uusan garan karin sababta loogu soo sheegi waayay maadaama uu yahay guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose.

Safarka uu madaxweynaha ku tegay magalada marka yaan eheyn mid aan horey loo shaacin balse mida aan ilaa iyo hada la garan wexey tahay in maamulka koonfur galbeed wasiirkiisa arimaha gudaha iyo weliba kan gobolka aysan la socon safarkaas uu madaxweynaha ku tegay deegaan ka mid maamulka koonfur galbeed.

Gudoomiyaha-G-Shabeelaha-Hoose