Xubnaha Aqalka Sare u Matala Koonfur Galbeed oo Xukumada ugu Baaqay Ineysan Faragelin ku Sameyn Doorashooyinka K Galbeed Ka Dhacaya

0
47

Senatarada Federaalka ku matala maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka digay in faragelin lagu sameeyo doorashadda Madaxtinimada maamulka Koonfur Galbeed.

Waxa ay sheegeen in ay muhiim tahay in Ammaanka Magaalada Baydhabo si weyn loo adkeeyo, waxaana Musharaxiinta uga digeen in ay Khalkhalgaliyaan Ammaanka Koonfur Galbeed.