kulan ay isugu yimaadeen Golaha Aqoonyahanada Koonfurta Soomaaliya ee dalka iyo dibadda ayaa waxaa ay waxay walaac iyo wal-wal ka muujinaayaan habsami u socodka u diyaar garowga doorashada lagu wado inay dhacdo 17.11.2018 sida uu horeyba u shaaciyey guddonka Baarlamanka Koonfur Galbeed oo fadhigiisu yahay Caasimadda kumeeel gaarka ah ee magaalada Baydhabo.
Hadaba, Golahaan wuxuu aragtadiisa ku muujinayaa in ay doorashadaan hakad gelin karto ama qal-qal siyaasadeed dhalin karto qodobadaan aan hoos ku xusi doono haddii ay yimaadaan.
War-Saxaafadeed Golaha Aqoonyahanada K Galbeed