Warqad qoraal ah oo kasoo baxday xafiiska gudoomiyaha baarlamaanka maamulka konfur galbeed ayaa lagu soo bandhigay baraha bulshada iyo weliba warbaahinada qaar, Warqadaasi oo ay ku qornaayeen gudiga doorashooyinka koonfur galbeed oo ka kooban 15 xubnood.