Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun waxaa maanta magalada Toronto ee dalka Canada ku geeryooday alaha u naxariistee Amiin Cumar Abukar oo ka mid ahaa odayaasha sida weyn looga qadariyo guud ahaan somaliya gaar ahaan koonfur galbeed.
Hadeynu nahay bahda Daafeet Media waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga direynaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryooday Amiin Cumar Abukar waxaanu leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha inaga wada siiyo janadii fardowsa ilaahey haka waraabiyo qabrigiisana ilaahey waasac ha uga dhigo Amiin Amiin.