Golaha iskaashiga Maamul gobolleedyada ayaa goor dhow war-murtiyeed kasoo saaray shir saddex maalin uga socday magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.
War-murtiyeedka shirka oo oo ka kooban 15 qodob, ayaa hoggaamiyayaasha maamul-gobolleedyada waxaa ay ku xaqiijiyeen in aanuu waxba iska bedelin mowqifkii ay xiriirka ugu jareen dowlada federaalka.
Waxaan leeyahay maamulka Hirshabeele iyo hogaamiyooda Waare hambalyo wuxuu fahmey danta shacabka uu madaxda yahay meesha ay ku jirto Somalia uma baahno khilaaf maanta 30 sanno ayaan dhibka iyo dhibaato shacabka usoo joogney maamul goboleedyo waqtiga doorashadooda la gaarey ayaa shaqo ka dhigtey in idaacadaha tusaan been abuur waqtigiisa dhamaadey doorasho qabo iyo xisaab celin keena sidaad u maamusheen lacagta maaliyada gobolka Waxaan la yaabey in shaqaalaha iyo cidanka gobaladas aan mushaar la siin dhowr bilood dekada boosaaso Bishii 100 milyan kasoo xarooto waxaa boorsooyin ku qaato shaqsiyaad iyo shirkado aan ogoleyn ama aan aqoonsaneyn in ay isticmalaan nidaanka maaliyadeen ee Bankiyada somaliya kismaayo waxaa kasoo xarooto 40 milyan Bishii waxaa lagu bilaa cidamo dowlad kale ciidamadii gobolka way qaawan yihiin inta dhaqaalaha kasoo harta waxa ku taajirey kooxo gaar ah shirar been abuur ah iyo dalxiis diyaarado qaali la kireysto in dowlada dhexe isbaaro siyaasadeed loo dhigto way ka weyn tahay doorasho waqtigeeda qabo lacagta maaliyada xisaabteeda keena wixii lagu qabtey waqtigaa xilka joogeyn maxay qabteen shacabka gaajeysan xanuunka geerida xabaasha shacabka umad gobolkooda xerooyin qaxooti ku jiro dowladnimada waxay moodeyn in debadaha la wareego oo dowlad kale la tuugsado Heybad iyo sharaf waxaad ku leedahay dhulkaaga Hooyo
Comments are closed.