Taliyaha ciidanka bolkiska gobolka bay Mahad C/raxmaan Aadan oo la hadley warbaahinta ayaa wuxuu sheegay inay muhiim tahay xaqiijinta ammaanka magaalada Baydhabo maadaama dhawaan la filaayo in halkaasi ka dhacdo doorashada madaxweynaha maamulka koonfur galbeed.
TALIYAHA-BOLISKA-GOBOLKA-BAYDHABO