Wasiirkii hore ee wasaarada amniga Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa ka jawaabay qoraal ay hey’ada nisa sopo dhigtey bogeeda Twitterka kaasoo ay ku sheegtay iney hakad gelisan qandaraasyo uu horey u saxiixay wasiirkaas.
Wasiirka oo arintaasi ka hadlayana wuxuu yiri.