War Deg Deg Ah Gudiga Doorashada Maamulka Koonfur Galbeed oo Casiley

0
48

Warar aan kol dhaweydto ka helney magalada baydhabo ayaa shegaya in ay is casileen dhamaan  gudiga doorashada madaxwenenimo ee maamulka koonfur galbeed.

Is casilaada gudiga ayaa kusoo beegmeysay kadib kolkii ay maanta suuqa soo gashay warheyn la sheegayo in shariifka uusan u tartami doonin xilka madaxwenenimo ee maamulka koonfur galbeed isaga oo sheegay inuu cadaadis badan kala kulmay dhinaca dowlada dhexe.