Qaar ka tirsano dayaasha dhaqanka koonfur galbeed ee ku sugan magalada baydhabo ayaa maanta waxaa ay soo saareen warqad qoraal ah oo ay ku dalbanayaan in doorashada ay haboon tahay in dib loo dhigo wexey kaloo intaasi ku dareen in aan xiligeeda la joogin in waqtigan xaadirka ah la qabto doorasho maadaama ay jirto faragelin baahsan oo ka socota dhinaca dowlada dhexe.