Shariif Xasan Sheekh Adan ayaa kol dhaweyn xarunta maamulka koonfur galbeed kaga dhawaaqay in uu iska casiley xilkii uu u hayey shacabka koonfur galbeed wuxuuna sheegay in xilka si ku meel gaar ahaan u heyn doono gudoomiyaha baarlamaanka maamulkaas.
Shariif ayaa sidoo kale sheegay inuusan eheyn musharax u taagan xilka madaxweynenimo laga bilaabo maanta.