Xildhibaano ka mid ah Golaha Shacabka oo Baydhabo ku sugan ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya ku eedeeyay in ay wali faragalin ku heyso doorashadda maamulka Koonfur Galbeed.
Xildhibaanada ayaa ku baaqay in ay joojiso dowladda dhexe faragalinta ay ku heyso maamulka Koonfur Galbeed,hadii kale ay qaadan doonto wixii ciqaab ah oo ka dhasha.
Xildhibaanada Dowlada Federaalka