Dhegeyso: Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug oo Xukuumada Ku Eedeyey Dilal Ka Dhacaya Cadaado iyo Hobyo

0
72

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa dowladda dhexe ku eedeeyay in dhibaatooyinkii saacaddihii lasoo dhaafay ka dhacay degaano ka mid ah maamulka Galmudug ay qeyb ka aheyd.

Xaaf ayaa sheegay in dilalkii ka dhacay Cadaado, Hobyo, Balanbale iyo Afbarwaaqo ay ahaayeen Ukumihii ay abuurtay dowladda dhexe ee Soomaaliya oo qarxay.

Axmed Ducaalle