Odayaasha dhaqanka koonfur galbeed kulan ay maanta ku qaateen magalada baydhabo waxaa ay kaga hadleen xiisada ka aloosan magalada baydhabo ee ku saabsan doorashooyinka dhawaan la filaayo iney halkaasi ka dhacaan.
Gabagabadii kulanka ayaa odayaasha waxaa ay soo saareen warqad qoraal ah oo ay ku cabirayaan xaalda ka taagan magalada baydhabo warqadiina waxaa ay u qoran tahay sidan.