Warar aynu ka heleyney beryahan gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegayey in wadada u dhexeysa afgooye iyo daafeet ay ku xayiran yihiin gaadii xamuul u siday gobolada Bay, Bakoool iyo gedo.
Gudoomiye ku xigeenka gobolka shabelaha hoose Cabdifataax Cabdulle Yusuf oo maanta warbaahinta la hadley ayaa xaqiijiyey wuxuuna sheegay iney wada u xiran tahay ciidamo ku labisan dareyska dowlada oo halkaasi isbaaro lixaad elh soo dhigtey.