R/Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shirka Ganacsiga Soomaaliya looga hadlaayo ee Muqdisho maanta ka furmay ka sheegay in Ganacsadatada Soomaaliyeed ay door muuqda ka qaateyn kobaca dhaqaalaha dalka.
Waxa uu sheegay R/wasaare Kheyre in Ganacsatada Soomaaliyeed ay xukuumadiisa kasoo aruuriyeen canshuurtii ugu badneyd muddo 30 sano ah Waxa uuna ku bogaadiyay garab istaaga xukuumadiisa.