Beelo ka tirsan beelaha digil iyo mirifle ayaa maanta kula ku qaatay magalada baydhabo kulankaasi oo ay kaga hadlayeen xaaladaha doorashada ee kasoo cusboonaaday deegaanka iyo weliba faragelinta xukuumada federaalka ay ku heyso doorashooyinkaas.
Kulan dheer ka dib ayaa waxgaradii meesha fadhiyey waxaa ay soo saareen warsaxaafadeed ay ugu digayaan dhamaan dadlka ku howlan doorashada.