Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa ku dhaliilay dowladda dhexe ee Soomaaliya in aysan tanaasul u muujinin maamul goboleedyadda markii uu yimid Khilaafka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyadda.
Waxaa uu sheegay in dib dhac weyn uu dalka ku yimid tan iyo markii uu bilowday Khilaafka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyadda.
Waxaa uu xusay in maamulada in ay xaq u leeyihiin in dowladda dhexe la xisaabtamaan ,maadaama ay matalaan gobolo iyo Shacab doortay Madaxda maamulada.
Raiisul-wasaarihii-hore-ee-Soomaalia-Cali-Maxamed-Geedi