Dhegeyso:Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadley Maqaamka Gobolka

0
50

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa markii ugu horreysay ka hadlay Maqaamka Caasimadda , waxaana uu sheegay in Shacabka kunool Caasimadda ay heli doonaan Xuquuqdooda Siyaasadeed ee ku aadan Caasimadda.