Dhegeyso: Taliyaha Ciidanka Boliiska oo Sheegay In Ciidan Ku Filan Sugida Amniga Ay Hada Heystaan

0
189

Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliyeed Janeraal Bashiir Cabdi Maxamed Ameerika ayaa maanta la hadlayey ciidanka boliiska ayaa sheegay in Magalada Muqdisho ay kusoo kordhiyeen ciidamo farabadan oo suga Amniga isla markaana ku filan.

Taliyaha ayaa faray laamaha Amniga Soomaaliya inay ka hortagaan falalka amnidarro ee ka dhacaya degmooyin ka tirsan gobolkan Banaadir.