
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta soo saaray War-saxaafadeed ku Saabsan soo Saaridda iyo Dhoofinta Dhuxusha, iyada oo digniin laga soo saaray dhoofinta Dhuxusha.
War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa digniin loogu diray dadka ka Ganacsada ama dhoofisha dhuxusha, iyada oo la sheegay in tallaabo laga qaadi doono.
