Dhegeyso: Gudiga Loo Xilsaaray Arimaha Xajka oo Ka Hadley Tirada Sanadka Loo Ogolaaday

0
106

Guddigaan oo ay dhawaan Magacaawday Xukuumadda Soomaaliya si ay Go’aan uga gaaraan shirkadaha u tartamaya Xujeyda Soomaalida ee Sanadkaan iyo qiimaha Xajka sanadkaan ayaa soo gudbiyey go’aanadooda.

Suldaan Cabdi Qani Qorane oo ka mid ah xubnaha Guddiga oo Akhriyey Go’aankooda ayaa sheegay in tirada Soomaaliya loo ogolaaday ay gaarayaan 11,500 oo Xaaji.