WARARKA Dhegeyso Wasiirka Arimaha Gudaha oo Sheegay In Doorashooyinka Dhici Doona Aysan Qeyb Ka Noqon Karin Banaadir iyo Deeganada Somaliland By admin - May 20, 2019 0 65 FacebookTwitter Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa sheegay in Magalada muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya iyo deegaanada Soomaaliland aysan ka dhaceyn doorasho ilaa laga xaliyo cabado jira. Share this:Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Tumblr (Opens in new window)Click to share on WhatsApp (Opens in new window)