
Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa maanta soo saartay jadwalka imtixaanka shahaadiga ah fasalka 12-aad ee 2018/2019, kaddib markii dhowaan la joojiyay imtaaxaankii hore oo bannaanka u baxay.
27-ka bishaan oo ku beegan maalin Isniin ah ayuu dib u furmi doonaa imtixaanka, iyada oo hada uu socdo diyaar garowga ku aadan Imtixaanka.
