Xisbiyada Wadajir, UPD, Himilo Qaran, Xisbiga Nabadda Kutlada Badbaado Qaran ee Baarlamaanka ayaa War-saxaafadeed ay siwadajir ah u soo saareen ayaa waxaa ay kaga hadleen doorashada Jubbaland.
Xisbiyada ayaa waxaa ay walaac ka muujiyeen Dowladda federaalka oo ay shegeen inay faragelin ku heyso howlaha doorashooyinka ee k socda Dowlad goboleedka Jubbaland, iyaga oo dowladda ugu baaqay in sugida Amniga ay uga dambeeyaan Jubbaland.