Suldaan Warsame iyo Suldaan Buube ayaa maanta baaq nabadeed u direywalaalaha shaqaaqada ku dhex martey duleedka magalada baydhabo taasoo keentey in dad gaaraya ila iyo sagaal ruux ku dhintaan.
Labada Sudlaan ayaa culumaaudiinka iyo waxgaradka deegaanadaas ugu baaqay iney kala dhex galaan walaalaha halkaasi xurgufta ku dhex martey si loo joojiyo in cadaawada ay noqoto mid sii fogaata.
Sidoo kale waxaa ay ku booriyeen in masuuliyiinta maamulka koonfur galbeed ay kala dhex galaan dadkaasi si dhiig dambe uusan si micno daro ah ugu daadan.