Wareysi aad u xiiso badanoo taabanaya dhinacyo badan la yeelanay Xildhibaan Maxamuud Macalin Yaxye oo booqasho gaaban kusoo gaaray dalka kanada.
Xildhibaanka ayaan ka wareysanay xaalada guud ee uu dalka ku sugan yahay, Isqabqabsiga Xukuumada iyo Maamul Goboleedyada, Dasuurka qabyo qoraalka ah iyo weliba xaalada guud ee daaganada koonfur galbeed somaliya maadaama ay tahay deegaan doorashadiisa.
Xidlhibaanka oo ka jawaabaya dhamaan suaalahaasi halka hoose ka daawad.