Dhegeyso: Gudoomiyaha Degmada Marka oo Ku Baaqay In La Xoreeyo Deeganada Hoos Taga Degmada

0
192

Gudodomiyaha degmada Marka ayaa sheegay in marnaba aysan suurtagal aheyn in Ciidamada ay mar walba difaacyo isaga jiraan, isla markaana tuulooyinka hoostaga Marka ay ka maqan yihiin Gacanta dowladda.

Waxa uu sheegay in Ciidamada Dowladda ay sugeen Amniga degmada Marka, hasa yeeshee looga baahn yahay in saacadaha soo socda ay gacanta ku dhigaan deegaannada maqan,sida deegaanka Janaale iyo deegaannada kale.