Dhegeyso: Hogaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed oo Sheegay In Barlamaanka Lagu Saleyn Doono Dastuurka

0
70

Hogaamiyaha maamulka koonfur galbeed Cabdicasiis Lafa Gareen oo maalintii shaley warbahinta la hadley ayaa sheegay in baarlamaanka koonfur galbeeduu waqtigiisa dhamaaday baarlamaanka cusubna lagu saleyn doono dastuur>

Cabdicasiis Laftagareen ayaa sheegay in tirada baarlamaanka maamulka koonfur galbeed uu ka badan yahay marka la isku daro maamulka Puntland iyo Jubaland taasina aysan macquul eheyn isla markaana ay ku baxaan qarashaad badan oo umada wax loogu qaban lahaa,