Bahda Daafeet Media waxaa ay halkan Tacsi tiiraanyo leh uga direysaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey alaha u naxariistee Xasan Xaaji Maxamed oo maanta ku geeryoodey xaafada Raqeyle ee Degmada Afgooye.
Hadeynu nahay bahda daafeet Media waxaanu leenahay ilaahay ha u naxariisto janadii fardiwsana ilaahay haka waraabiyo intii uu ka tegeyna samir iyo iimaan ilaahay haka siiyo Amiin Amiin