Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa looga baaqay in baaritaan uu ku sameeyo Xaaladda Shiikh Muqtaar Roobow oo si sharci daro ah ugu xiran dowlada federaalka oo la sheegay in uu Cuntadii Ka Soomay.
Malaaq C/raxmaan Malaaq Shiino oo kamid ah waxgaradka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay soo gaartay aqbaarta ku aadan in uu cuntadii ka soomay Shiikh Muqtaar Roobow.
Waxa uu sheegay in Maamulka koonfur Galbeed Sooomaaliya ee uu hogaamiyo C/casiis Lafta gareen looga baahan yahay in arintaan u howlgalo, islamarkaana baaritaano lagu sameeyo.
Reer raxweynow sh mukhtaar idinka ku rideen godkani waxaad haysaan wax maqashii waxna ha uqaban , oo keenista lafta gareen idinkaa la idin soo maray marka duqeytiyo munaafaqnimo inta deysaan oo inaad oraah iyo ficil la idin la helo waa habeen xali tagay ninkaasi iska daaya farmaajo cagtiisa hoose ku jiraa mabda’ buu ku taagay sheekhi in meedkiisa marka soo duuga la yiraajdo uu taas ugu kaalmeeya
Comments are closed.