Dagalyahano a Tirsan Alshabab oo Saaka Weerar Ku Qaday Xero Milateri oo ay Ciidamada Mareykanka ku Laayihiin Deegaanka Lamu

0
48

Dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar culus subaxnimadii hore ee saakay ku qaaday saldhig ciidamada Mareykanka iyo kuwa Kenya ku leeyihiin deegaanka Lamu ee gobolka Waqooyi Bari Kenya.

Weerar Al-shabaab ay ku qaadeen saldhig ayaa ku biloowday Qaraxyo ayaa waaberigii hore ee saakay waxaana intaa kaddib gudaha u galay saldhig dagaalyahanno ka tirsan Ururka Al-shabaab.

Saldhiga la weeraray ayaa lagu magacaabaa Camp Simba, waxaana socda dagaal u dhexeeya Ciidanka halkaas ku sugan iyo Al-shabaab.