Maamulka Puntland ayaa gebi ahaanba kasoo horjeestey Sharciga Shidaalka Soomaaliya oo ay ansixiyeen dhawaan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Sooomaaliya.
Qoraal laga soo saarey Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in sharciga Batroolka ee Baarlamaanka ansixiyey uu ka hor-imaanayao dastuurka dalka & hesiisyada soo socda.