Madaxweyne Xaaf oo War Kasoo Saaray Xildhibanada Cusub

0
40

War Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu sheegay in lala xisaabtami doono cidii soo saartay Liiska xildhibaanada been abuurka ah ee shalay looga dhawaaqay Dhuusamareeb.

Madaxweyne Xaaf ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in Xildhibaano ka soo jeedo Galmudug oo mudo saddex sano mucaarad ahaa kana soo horjeeday fashilka iyo masuq maasuqa xukuumadda dalka iney maanta u hambalyeeyaan boobka lagu hayo Dowlad goboleedka Galmudug.