Dhegeyso: Abaha dhalay Caaisha oo Ka Hadley Dilkii Lagu Fuliyey Ragii Gabadhiisa Kufsiga iyo Dilka u Geystey

0
88

Aabaha dhalay Caaisha oo aheyd Gabar 13 Jir ah oo bishii Febaraayo ee sanadkii tegay ee 2019 kufsi iyo dil loogu geystay Magaalada Gaalkacyo, ayaa ka hadley toogasho maanta la toogtay laba kamid ah rag lagu helay falkaas.

Ilyaas Aadan oo Warbaahinta kula hadlayay Boosaaso ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay sida uu u dhacay falka qisaasta ah ee lagu fuliyey raggaas,isla markaana isaga uu goobjoog ka ahaa Goobta lagu toogtey.