Dhegeyso: Taliska ciidanka deegaanka xamar oo masuuliyiinta dowlada ku eedeeyey dhicida hantida guud

0
101

Taliska ciidanka deegaanka xamar oo maanta shir jaraadi ku qabtey xarunta baadi qabadka ee gobolka banaadir oo maalmihii dambe ay sheeganayeen masuuliyiin ka tirsan dowlada inay dhulkaasi leeyihiin ayaa waxaa maanta arintaasi ka hadley taliyaha ciidamada ciidamada ilaalinta deegaanka xamar Sareye guuto Cabdinaasir Maxamuud Indho qarshe.

Sareye guuto Cabdinaasir ayaa waxaa uu sheegay in nasiibdaro ay tahay in masuuliyiin ka tirsan dowlada laga celceliyo boobida dhulalka danta guud.

isagoo arintaasi ka hadlayana hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.