Gudoomiyaha golaha guurtada somaliland Saleymaan Maxamuud Aadan oo maanta ka hadlay fadhigii golaha guurtada ay maanta ku yeesheen xaruntooda ayaa shegay in reysulwasaaraha itoobiya uu madaxweyne Muuse Biixi ku cadaadinaayo in uu madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo kasoo dejo magalada hargeysa.
Saleymaan ayaa sheegay in marnaba aysan raali ka noqon karin in farmaajo uu yimaado agalada hargeysa isaga oo la socda reysulwasaaraha dalka itoobiya.