Dhegeyso: Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Gedo oo ka hadley safar la filaayo in madaxda dowlada ku tagaan Gobolka Gedo

0
91

Gudoomiye ku xigeen koowaad ee gobolka gedo ahna madaxa amniga iyo siyaasagda gobolka Cismaan Nuur Xaaji ayaa sheegay in gobolka ay kusoo wajahan yihiin madaxda ugu sareysa dawlada federaalka somaliya.

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu ciidamada ku sugan gobolka gedo ugu baaqay inay bilaabaan sugida amniga gobollka iyo weliba in la xoojiyo la dagaalanka alshabab.