
Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka Xaliimo Yareey oo shir jraa’id ku qabatey magalada muqdisho ayaa faahfaahin guud ka bixisay qaabka ay hooshooda u socoto iyo hallka ay hiigsanayaan.
Xaliimo Yareey ayaa Codsi u dirtay labada Gole ee Baarlaaanka Federalka Soomaaliya in ay dedajiyaan meel marinta dib u eegista sharciga xisbiyada si ay ugu gudbaan xisbiyo sax ah oo ay kumeel gaarnimada uga soo gudbaan ugana qeyb galaan doorashada 2020-2021.