Wax ka Ogow Qaabka loo Qeybsaday Xilalka Sare ee Maamulka Gobolka Banaadir

0
906

1- Gudoomiyaha gobolka ahna duqa magaalada waa Abgaal

2- Gudoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyada gobolka waa Murusade

3- Gudoomiye ku xigeenka Aminiga iyo Siyaasada waa Habargidir.

4- Gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada waa Banaadiri

5- Xoghayaha gobolka waa Xawaadle.

Maamulka Degmooyinka

Demada Kaaraan
– Gudoomiyaha waa Abgaal
– ku xigeenka waa Abgaal
Degmada Yaaqshiid
– Gudoomiyaha waa Abgaal
– ku xigeenka waa Abgaal
Degmada Xamar jajab
– Gudoomiyaha waa Abgaal
– ku xigeenka waa Habargidir
Degmada Wadajir
– Gudoomiyha waa Abgaal
– ku xigeenka waa Xawaadle
Degmada Boondheere
– Gudoomiyha waa Abgaal
– ku xigeenka waa Abgaal
Degmada Dharkeenley
– Gudoomiyha waa Biimaal
– ku xigeenka waa Abgaal
Degmada Shibis
– Gudoomiyaha waa Xawaadle
– ku xigeenka waa Abgaal
Degmada Heliwaa/Huruwaa
– Gudoomiyaha waa Duduble
– ku xigeenka waa Abgaal
Degmada Kaxda
-Gudoomiyaha waa Shiikhaal
-ku xigeenka waa Abgaal
Degmada C/Caziis
– Gudoomiyha waa Majeerteen
– ku xigeenka waa Abgaal
Degmada Deyniile
– Gudoomiyaha waa Murusade
– ku xigeenka waa Abgaal
Degmada Howlwadaag
– Gudoomiyaha waa Murusade
– ku xigeenka waa Habargidir
Degmada Shangaani
– Gudoomiyaha waa Banaadiri
– ku xigeenka waa Udeejeen
Degmada Xamar weyne
– Gudoomiyaha waa Banaadiri
– ku xigeenka waa Habargidir
Degmada Hodan
– Gudoomiyaha waa Habargidir
– ku xigeenka waa Abgaal
Degmada Wardhiigley
– Gudoomiyha waa Habargidir
– ku xigeenka waa Abgaal
Degmada Waaberi
– Gudoomiyaha waa Habargidir
– ku xigeenka waa Abgaal

                              Dhamaad.