Ururada bulshada oo codsadey in lagu qabto magalada muqdisho shirka uu ku baaqay madaxweynaha

0
109

Ururada Bulshada Rayidka ayaa soo dhoweeyay shirka lagu baaqay 15 February in la qabto si loo xaliyo muranka ka taagan arimaha doorashooyinka Soomaaliya.

Waxa ay soo jeediyeen in Shirka lagu qabto Muqdisho, in wakiilo ka socda bulshada rayidka qeyb ka noqdaan iyo dhammaan dhinacyada aan looga maarmin.