Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Xildhibaan Boonow oo ku geeryoodey magalada baydhaba

0
227

Inaalilaahi wa inaa inleyhi raajicuun Waxaa magaalada Baydhabo ku geeriyooday alle ha u naxariisteen Maxamuud Maxamed Boonoow oo ka tirsanaa Golaha Shacabka.

Bahda daafeet media waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga direysaa dhamaan shacab weynaha somaaliyeed gaar ahaan shacabka koonfur galbeed, waxaa kaloo tacsi taa la mid ah u direysaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey Maxamuud Maxamed Boonoow.

Waxaana eebe uga baryeynaa inuu janadii fardowsaka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka tegeyna samir iyo iimaan ka siiyo.