Wararka
Bananbax lagu taageerayo ka noqoshada Moshinka oo maanta ka dhacay Muqdisho
Banabax taageero loo muujiyay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya sida ay uga laabteen mooshinkii ay ka keeneen Xukuumadda Soomaaliya iyo sidoo kale u hambalyeynta Ururka Midowga Afrika
Qeybta Wararka
Maxkamada ciidanka Qalabka sida ee Puntlan oo Dil ku kooxo ka dambeeyey Dilkii alaha u naxariistee Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Gacameey
Maxkamada ciidamada qalabka sida Puntland ayaa xukuno dil toogasho ah ku xakuntay 7 dhalinyaro ah oo loo haystay dilkii Shiikh Cabdiqaadir Nuur Faarax. Cabdiraxman Xuseen
Wararka Archives
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlayay munaasabad loogu dabaal-dagayay 50-guuradii kasoo wareegtay markii la aasaasay ururuka Midowga Afirka oo maanta Muqdisho lagu qabtay ayaa sheegay inuu rajeynayo in dhawaan shirka ururka ...
Rai’sulwasare Saacid oo sheegey in uusan wax balan qaad ah oo loo sameeyey Xildhibaanadii ka laabtey Mooshinka - May 23, 2013
Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo markii ugu horreysay ka hadlay mooshinkii fashilmay ee ka dhanka ahaa xukuumaddiisa ayaa beeniyay inay jiraan ballan-qaadyo loo sameeyay xildhibaannadii ka ...
Ciidamo ka tirsan Siera Leone oo maanta gaarey Dhoobleey - May 23, 2013
Ciidamo Sierra Leone ah oo ka tirsan Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta gaaray magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose. Qeyb ka mid ah ciidanka maanta gaaray Dhoobley ayaa u ...
Xildhibanada barlamanka oo mar kale Kalsoonida siiyey Xukuumada Mooshinkiina daaqada ka saarey - May 22, 2013
Xildhibaannada baarlamaanka ayaa dib uga laabtay maanta Mooshin ay ka keeneen xukuumadda Soomaaliya sida uu ka sheegay fadhigii maanta ee baarlamaanka guddoomiyaha baarlamaanka Somaaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari). Kulankii maanta ...
Maxaad ka taqaanaa shaqsiyaadka Qas-wadayaasha ah ee waday Mooshinkii Dhicisoobay.? - May 22, 2013
Iyadoo todobaadyadii ugu dambeysay ay koox Xildhibaano ah wadeen mooshin ay doonayaan ay khal khalgeliyaan horumarka ay ku talaabsatay Xukuumada Raysal Wasaare Saacid ka gaartay dhanka siyaasada, arrimaha dibadda, cadaalada ...
Ra’iisul wasaaraha Dalka Somaliya oo maanta la kulmey Wakiilka Midowga Africa u qabilsan Somaliya - May 22, 2013
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hoggaaminayo wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya, danjire Maxamed Saalax Anaadif iyo saraakiisha sar-sare ee AMISOM. Kulanka ayaa ...
Xildhibaano qaarkood oo weli ku haminaaya in ey meel mariyaan Mooshinka ka dhanka ah Dowlada - May 22, 2013
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kana mid ah xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka ka gudbiyay Ra’iisul Wasaaraha dalka ayaa sheegay inuusan marnaba ka tanaasuleyn go’aanka ah mooshinka ay ka gudbiyeen ...
Maamulka Gobolka Bay oo la gudoonsiiyey Diyarado yar yar oo iyaga is wada - May 22, 2013
Gelinkii dambe ee shaley ayaa waxaa soo gaaray magaalada Baydhabo wafuud heer caalami ah. Wafuudan soo gaartey Magalada Baydhaba ayaa waxaa ey maamulka gobolka gudoonsiyeen Qalab heer saro ah.. Qalabka casriga ah ...
Next Page »



















