WARARKA

Shacabka degmada beledweyne oo ka cabanaya amni daro baahsan oo halkaasi ka jirta

Dadka ku nool xaafadaha Baledweyne ayaa walaac xoogan ka muujinaya dhibaatada dhaca ah ee sii baahaysa oo aysan muuqan cid dooneysa iney wax ka...

Dowlada oo shaacisey in shabaabkii ugu badnaa lagu diley deegaano u dhow magalada xarardheere

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ka badan 50 dagal-yahaano ka tirsan kooxda Al-Shabaab lagu dilay duqayn ka dhacday gobolka Mudug. Duqeyntan oo si gaar...

Hakad maanta ku yimid diyaaradii caalamiga ee iman jirey magalada muqdisho

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta diyaaradaha caalamiga ah ee imaan jiray caasimada ay joojiyeen gebi ahaan duulimaadyadii tooska ahaa...

Reysulwasaaraha oo magacaabay wasiiro cusub

Raysal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay xubno kamid ah golihiisa wasiiradda, oo ay kamid yihiin wasiirrada arrimaha gudaha, amniga iyo...

Ciidamada dowlada oo howlagalo ka fuliyey deegaano hoostaga gobolka shabelaha hoose

Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa Xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Hanti wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose oo ay ku sugnayeen xubno ka tirsan kooxda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img