Wadajirradio Atlanta
Xoghaya Ururka AhluSunnada Koonfureed oo sheegay in Jubooyinka oo dhami yihiin dhul Digil iyo Mirifle
Sheekh Isaaq Mursal (Geesdheere) Xoghaya Ururka AhluSunna ee gobolada Koonfureed ayaa sheegay shirka ka soconaya magaalada Kismaayo inuu yahay mid aysan u dhamayn beelihii asal
Qeybta Wadajirradio Atlanta
Isbaaroolaydii oo lasoo baxay tabo cusub.
Kadib kolkii in badan oo ka mid warbaahinta madaxa banaan oo ay horkacayeen Daafeet.com iyo Wadajirradio Atlanta ay qaylo dhaan xoog leh ay ka muujiyeen
Wadajirradio Atlanta Archives
Deegaanka Goof-gaduud oo dhaca Koonfurta galbeed ee magaalada Baydhabo ayaa xalay waxa ku dagaalamay ciidamada Dowladda oo taakuleyn ka helaya Amisom iyo Xarakada Shabaab. Sarkaal ka tirsan Ciidamda Dowlada ayaa sheegay ...
Dhegayso…Marabtaa waxbarasho dibadeed? - May 14, 2013
Marabtaa inaad waxbarato kana barato mid ka mid ah dalalka ku horeeya tacliinta kuna barato maadooyinka waaweyn sida Caafimaadka in ka yar $5000.00 sanadkiiba. Hadaba hadii ay jawaabtaadu tahay HAA waxaan ...
Qaxootigii beesha Gare oo dib ugu soo laabtay Degmadooda Ceelwaaq ee Gobolka Gedo - May 14, 2013
Boqolaal qaxooti Soomaaliyeed oo kasoo jeeda beesha Gare mudo dheerna ku jiray xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa billaabay inay dib ugu soo laabtaan deegaannadooda, kadib markii sida ay sheegeen ...
Dhegayso..Gudoomiyaha gobolka Baay oo Baydhabo ku qaabilay wafdi ka socda UNDP - May 14, 2013
Gudoomiyaha Maamulka KMG ah ee Gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow ayaa waxa uu maanta magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi ka socdey UNDP oo maanta soo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta ...
Daawo…Haweenka Daarood oo u hanjabay Madaxweyne Xasan kolkii Ragooda ay wax tari waayeen. - May 14, 2013
Dhegayso….Wararka Wadajirradio Atlanta - May 13, 2013
---Madaxweyne Xasan Shiikh oo dalka ku soo laabtay kana warbixiyay safarkiisii. ---Siday aqoon yahanadu u arkaan natiijadii kasoo baxday shirkii London. ---Maamulka Faroole oo reer Puntland qaata ka taagan. ---Wadooyinka Muqdisho oo wali ...
Dhegayso..Isbaaroolaydii oo Isbaaro ka cabanaysa! - May 10, 2013
Burburkii dowladii dhexe ee Soomaaliya ka dib waxaa aad u soo shaac baxay hab ay kooxo beeleedyo sharciyaysteen oo ilaa iyo maanta laga kari la'yahay inay ka haraan waana waxa ...
Shabeelada hoose Foolataye maxay dhali doontaa?! - May 8, 2013
Ku dhowaad mudo lixbilood ah ayaa waxay dowladu xusul duub ugu jirtay sidii ay maamulo ku meel gaar ah ugu samayn lahayd gobolada iyo degmooyinka dalka ee laga xoreeyo Xarakada ...
Next Page »



















