Maqal iyo Maqaalo
Maxaad ka taqaanaa shaqsiyaadka Qas-wadayaasha ah ee waday Mooshinkii Dhicisoobay.?
Iyadoo todobaadyadii ugu dambeysay ay koox Xildhibaano ah wadeen mooshin ay doonayaan ay khal khalgeliyaan horumarka ay ku talaabsatay Xukuumada Raysal Wasaare Saacid ka gaartay
Qeybta Maqal iyo Maqaalo
Wararka Wadajirradio Atlanta.
—Madaxweynaha Soomaaliya oo Soomaaliland oo ugu baaqay in ay la midowdo mar kale Soomaaliya iyo Madaxweynaha Soomaaliland oo hadlay. —Xildhibaano ciidamada Nabad Sugida ku eedeeyay
Maqal iyo Maqaalo Archives
Kismaayo nasiib daranaa, Anaa leh iyo anaa Taabsaday badanaa, Qabiilo isku baheysta hadba badanaa. Halkan ka dhegayso Warbixin Kismaayo iyo Maxamed Kaafi
The hell road between Merka and Mogadishu…. - May 18, 2013
Since the Somali central military government collapsed in early 1990, a bloody civil war exploded in South and Central regions of Somalia. This civil war caused a rift between the ...
Xoghaya Ururka AhluSunnada Koonfureed oo sheegay in Jubooyinka oo dhami yihiin dhul Digil iyo Mirifle - May 15, 2013
Sheekh Isaaq Mursal (Geesdheere) Xoghaya Ururka AhluSunna ee gobolada Koonfureed ayaa sheegay shirka ka soconaya magaalada Kismaayo inuu yahay mid aysan u dhamayn beelihii asal ahaan ee dagi jiray deeganada ...
Isbaaroolaydii oo lasoo baxay tabo cusub. - May 14, 2013
Kadib kolkii in badan oo ka mid warbaahinta madaxa banaan oo ay horkacayeen Daafeet.com iyo Wadajirradio Atlanta ay qaylo dhaan xoog leh ay ka muujiyeen Isbaarooyinka xad dhaaf ah oo ...
Dhegayso…Marabtaa waxbarasho dibadeed? - May 14, 2013
Marabtaa inaad waxbarato kana barato mid ka mid ah dalalka ku horeeya tacliinta kuna barato maadooyinka waaweyn sida Caafimaadka in ka yar $5000.00 sanadkiiba. Hadaba hadii ay jawaabtaadu tahay HAA waxaan ...
Daawo…Haweenka Daarood oo u hanjabay Madaxweyne Xasan kolkii Ragooda ay wax tari waayeen. - May 14, 2013
Dhegayso….Wararka Wadajirradio Atlanta - May 13, 2013
---Madaxweyne Xasan Shiikh oo dalka ku soo laabtay kana warbixiyay safarkiisii. ---Siday aqoon yahanadu u arkaan natiijadii kasoo baxday shirkii London. ---Maamulka Faroole oo reer Puntland qaata ka taagan. ---Wadooyinka Muqdisho oo wali ...
Gobolka Shabeelaha Hoose Ma Hoyga Isbaarooyinkaa? - May 12, 2013
Waxaan beryahanba ku raad jogney Isbaarooyinka sida qiyaas darada ugu soo badanaya gobolka shabeelaha hoose taasoo beryahan dambe faraha ka baxdey kol dhoweyd ayey aheyd kolkii aan wareysi la yeelaney ...
Next Page »



















