Monthly Archives: May, 2013

Browse our exclusive articles!

Ganacsade somaliyeed oo shaley gelinkii dambe lagu diley Dalka Koonfur Africa

Deegaanka Greenfields ee Port Elizabeth ee dalka Koonfur Afrika ayaa kooxo hubeysan ku toogtay shalay oo Khamiis ahayd ganacsade Soomaaliyeed, kaasoo ka dhigaya ganacsadihii...

Shir looga Hadlaayey Arimaha Somaliya oo ka furmey Dalka Jabaan

Shir gaar ah oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya, oo ay ka soo qayb galeen madax aad u badan, ayaa maanta ka furmay magaalada Yokahaama...

Wariye ka tirsan Idaacada Radio Kismaanyo oo xaley lagu dhaawacay Kismaanyo

Koox hubeysan ayaa xalay ku dhaawacday magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose mid kamid ah weriyeyaasha magaaladaas ka howlgala. Weriye Cabdiqaadir Cabdirisaaq Jiijiile oo ka...

Kenya oo sheegtey in ey iska difaaci doonto weerarada kaga imanaya Alshabab

Dowladda Kenya oo sheegtey in ay iska difaaci doonto weerarrada kaga yimaada kooxda al-Shabaab oo kordhisay weerarrada ay ka geysaneyso gudaha dalka Kenya. Xog-hayaha gaashaaandhigga...

Gudomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo shaley kulan uga abaabuley Degmada Afgooye Beesha Ceyr iyo Beesha Gare

Degmada Afgoye ayaa shaley waxaa kulan ku yeeshey Beesha Gare iyo Beesha Ceyr kulankaas oo diirada lagu saarayey sidii loo soo celin lahaa hishiiskii...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img